Madaxweyne Guudlaawe oo Shaaciyay Magacyada deegaanada Al Shabaab laga saaray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ee ka socda deegaano katirsan gobolka Hiiraan. War saxaafadeedka kasoo baxay xafiiska Cali Guudlaawe ayaa lagu shaaciyay in deegaano badan oo Al Shabaab heesteen la wareegeen ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka, waxaana deegaanadaasi … Continue reading Madaxweyne Guudlaawe oo Shaaciyay Magacyada deegaanada Al Shabaab laga saaray